Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland

Maxamed Aadan Gaboobe

Magaalada Galkacyo waxaa ka socda wada-hadallo u dhaxeeya wasiirro ka kala socda Galmudug iyo Puntland.

Wadahadalka ayay ujeeddadiisu tahay sidii xal loogu heli lahaa colaadda muddooyinkanba ka taagneyd galbeedka gobalka Mudug.

Haddaba heer intee la eg ayay joogtaa waan-waantu. Su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu wariyaheenna Cabdiwaaxid Macallin Isaaq weydiiyay Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Adan Gaboobe.

Your browser doesn’t support HTML5

Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland