Wagner oo weli shaqeyneysa kadib geeridii aas-aasahooda

Russia Wagner Prigozhin

Russia Wagner Prigozhin

Kooxda calooshood u shaqeystayaasha Wagner ee Ruushka, ayaa la saadaalinayay inay burburto kadib geeridii aasaasaha ururka.

Laakiin baaritaanno cusub ayaa muujinaya in sida muuqata ay wali kooxdaas shaqayso iyada oo u muuqata inay isku sii dhawaanayaan maamulka ka taliya Ruushka.

Warbixin uu wariyaha VOA Matthew Kupfer diyaariyay waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda Wagner oo weli shaqeyneysa kadib geeridii aas-aasahooda