Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha oo goor dhow bilaabaneysa

Doorashada

Magaalada Muqdisho oo saakay lagu wado inay ka qabsoonto doorashada madaxweynaha waxaa xalay ka dhaqan-galay bandow lagusoo rogay, ma jiro dhaqdhaqaaq ganacsi oo ka jira caasimadda, dadkuna waxay guryahooda kala socdaan arrimaha doorashada.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ino soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha