Wararkii ugu dambeeyay ee dibadbaxyada ka socda Iran

Dalka Iran ayaa waxaa hay'adda la socoda arrimaha xuquuqda aadanaha waxay soo saartay warbixin ay kaga hadleyso waxyeellada ka dhalatay bannaanbaxyadii dalkaasi ka socday.

Warbixintan waxaa Qahira inooga soo direy wariyaheena Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee dibadbaxyada Iiraan.mp3