Koobka Adduunka iyo maanta - Brazil vs Croatia, Argentina vs Holland

Dalka Qadar oo ay ka socdaan ciyaaraha Koobka Aduunka ayaa waxaa maanta la ciyaarayaa laba kulan oo kamid ah wareegga qutarerfinalka oo siddeed waddan ay isugu hareen, waxaana ciyaarta hore foodda is dari doona xulalka Brazil iyo Croatia, halka kulanka labaadna ay is arki doonaan Argentina vs Holland.

Haddaba kooxaha isku soo haray iyo ciyaaraha maanta dhacaya waxaa warbixintan nooga diyaariyay wariyaha VOA Cabdulqaadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Adduunka.mp3