Hoggaamiyayaasha Xamaas ayaa maalintii labaad Axadda maanta ah wadahadallo nabadeed kula jira dhex dhexaadiyayaasha Masar iyo Qadar, iyadoo aysan jirin wax horumar ah oo laga sameeyay xilli kooxda islaamiga ah ay sii adkeysay dalabkeeda ah in heshiis kasta oo la agalayo uu noqdo mid soo afjara dagaalka Gaza, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Falastiiniyiinta.
Warbixin ay qortay Reuters waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5