Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Abiy Ahmed Muuse Biixi

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo Soomaaliya iyo Itoobiya inay qaboojiyaan xiisadda diblomaaisyadeed ee u dhaxaysa, kadib murankii ka dhashay is-afgaradkii 1-dii bishan ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.

Baaqii ugu dambeeyey waxa uu ka yimid urur goboleedka IGAD oo ka kooban 8 waddan, labada waddanna ay ka mid ahaayeen kuwii aasaasay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya