Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka socda Sudan

Dagaalka u dhaxeeya ciidamada dowladda Sudan iyo kuwa gurmadka deg-degga ah ee RSF loo so gaabiyo ayaa galay isbuucii 12-aad iyadoo ay yar tahay rajada laga qabo in dagaalkaasi uu si dhaqso leh u istaago ayna dhinacyada colaadda nabad ku baddalaan.

Haddaba, warkii ugu dambeeyay iyo dagaal mar kale shalay ka dhacay Sudan ayaa Jamaal Axmed Cismaan waxa uu ka wareystay Khaalid Cabdixakiin Axmed oo ka faallooda arrimaha ammaanka iyo siyaasadda oo jooga Kampala.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka socda Sudan