Khartoum —
Dadka ku nool magaalada Khartuum ayaa sheegay in Isniintii ay qeybo ka mid ah caasimadda Suudaan ka dheceen dagaallo culus iyo duqeymo.
Wararka ayaa sheegaya in kala danbeyn la’aantu ay ku sii baaheyso Khartuum iyo gobolka galbeedka ku yaalla ee Darfur ka dib in ka badan toddoba asbuuc oo ay socdeen iska horimaadyo u dhexeeya kooxaha militariga ee awoodda isku haya.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxnaan.
Your browser doesn’t support HTML5