Wararkii ugu dambeeyey dagaallo ka dhacay gobolka Sanaag

Sanaag

Deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa inay xaaladdu dagan tahay kaddib dagaallo halkaasi ku dhexmaray laba beelood, kaasi ay ku dhinteen 18 qof, 30 kalena ay ku dhaawacmeen.

Ergooyin kale duwan oo deeggaankaaasi ku sugan ayaa soo saaray sida la sheegayo go’aamo xal loogu helayo colaadda.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dagaallo ka dhacay gobolka Sanaag