Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Laascaanood

Laascaanood

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa kacsanayd maalmahan iyadoo ay ka socdeen bannaanbaxyo daba socday dil toddobaadkii hore magaalada loogu gaystay mid ka mid ah siyaasiiyiinta degaanka.

Qulqulatooyinkaas ayaa keenay dhimasho dad rayid ah kadib markii ay ciidamada Somaliland rasaas fureen, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay weriyahayaga Laascaanood Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Laascaanood