Hargeysa —
Ololeyaasha doorashooyinka Somaliland ayaa ku jira maalmihii ugu dambeeyay iyadoo xisbiyada iyo ururrada siyaasadeed ee ka qeybgalaya ay ku jiraan dadaalkoodii ugu dambeeyay ee ay ku kasbanayaan cod-bixiyeyaasha.
Haddaba wararkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Somaliland waxaa Hargeysa nooga soo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5