Wararkii ugu dambeeyey xaaladda degaanka CAAD oo dagaal uu ka dhacay

Ciidamada dowladda

Kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa wararku sheegayaan in xalay xaaladdu deganayd.

Dagaalkan oo dhexmaray ciidamada dawladda iyo kooxda Al-Shabaab ayaa wararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan kasoo diray weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda degaanka CAAD oo dagaal uu ka dhacay