Wararkii ugu dambeeyey xiisadda gobolka Amxaara

Xiisadda ka taagan gobolka Axmaarada ee Itoobiya, oo ay ka dhasheen dagaallo goos-goos ah oo u dhexeeya dawladda federaalka iyo maleeshiyada deegaanka ee loo yaqaan FANO, ayaa sababaya gabaabsi dhinaca badeecadaha ah iyo waliba hoos u dhac ku yimid adeegyada caafimaadka.

Maya Misikir ayaa warbixintan ka soo dirtay Addis Ababa. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda gobolka Amxaara