Dadka Zimbabawe oo u dareeray codbixinta doroashooyinka guud

Zimbabwe general elections

Dalka Zimbabwe waxaa maanta ka dhacaysa doorashada guud, iyadoo hal qof oo dumar ah ay ka mid tahay 11 ka musharax ee u tartamaya madaxtinimada dalkaas.

Dhanka kalena waxaa sare u kacay tirada haweenka u tartamaya kuraasta baarlamaanka iyo golaha ay sare u kacday, dadka u dhaqdhaqaaqa jxuquuqda dumarka ayaa sheegaya in shaqo badan loo baahan yahay marka hal qof oo dumar ah ay u tartanto xilka ugu sarreeya ee qaranka.

Columbus Mavhunga ayaa warbixintan ka soo diray Harare. Falastine Ahmed Iman ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Zimbabwe