Washington —
Madaxweyenaha Maraykanka Joe Biden ayaa isugu yeeray madaxda dawladaha Afrika, shirkaasina ayaa maanta ka furmay magaalada Washington.
Shirkan oo socon doona ilala15-ka bishan waxaa jooga inta badan madaxda Afrika oo qaarkood ay soo dirsadeen madaxweynayaal, kuwo kalena mas’uuliyiin sare.
Haddaba iskaashiga Maraykanka iyo Soomaaliya iyo weliba qorshaha Maraykanka ee shrikan waxaa warbixintan inooga diyaariyey Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5