Warbixin ku saabsan khasaaraha dagaalkii Baydhaba

Baydhaba

Dagaal magaalada Baydhabo ka socday ku dhowaad sideed saacadood, kaasi oo soo billowday saaka ayaa hadda istaagay.

Dagaalka, oo u dhaxeeyey ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa musharaxiinta madaxweyne, ayaa waxaa ku geeriyooday in ka badan 10 qof oo ay ku jiraan dad shacab ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkaasi waxaa magaalada Baudhaba ka soo diray Muqtaar Maxmed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan khasaaraha dagaalkii Baydhaba