Warbixin ku saabsan loollanka Mareykanka iyo Ruushka ee Afrika

RUSSIA-AFRICA/FORUM

Ruushka iyo Maraykanku ayaa si firfircoon u xiisaynaya inay soo jiitaan waddamada Afrika, gaar ahaan kuwa leh kheyraadka iyo macdanta.

Labada Quwadood ayaa mid walba waxa uu ku dadaalaya inuu ilaaliyo amnigiisa qaran, gaar ahaan dhinaca ilaha dhaqaalaha iyo macdanta, warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

US RUSSIA AFRICA