Warbixin ku saabsan shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo xalay lasoo gabagabeeyay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gebagebeeyey shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana goluhu isku raaceen qodobo taabanaya federaalaynta maaliyadda dalka, dimuqraadiyadda, doorashooyinka, dhamaystirka dastuurka, heeshiiska amniga qaranka iyo qodobo kale.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan shirkii madasha wadatashiga qaran .mp3