London —
Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa Khamiistii shalay saddex nin ku heshay damabi dil wadareed ah, kadib markii ay ku lug yeesheen soo rididdii diyaaraddii MH17 ee Malaysia Airlines, taasoo ku burburtay bariga Ukraine 2014, waxaana ku dhinteay dhammaan dadkii saarnaa oo tiradoodu ay gaareysay 298.
Warbixintan waxaa soo Henry Ridwall, Waxaa soo jeedinayo
Your browser doesn’t support HTML5
Kuukaay.