Moscow —
Iyadoo dhowaan safiirka Maraykanka ee Koonfur Afrika uu ku eedeeyey dawladda waddankaas inay si sir ah hub ugu dirtay Ruushka ayaa wasaaradda gaashaandhigga ee dalkaasi waxay sheegtay in taliyaha ciidanka Koonfur Afrika Lawrence Mbatha uu ku sugan yahay Moscow.
Wuxuu booqanayaa akadamiyadda milatariga,isaga oo la kulamy saraakiisha Ruushkaa.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5