Wareysi: Ansixinta dastuurka iyo mowqifka Puntland

Axmed Ciise Cawad

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka, kadib toddobaadyo ay socdeen doodo iyo wax ka beddelaad. Codka aqbaliyadda ee Baarlamaanku Sabtidii ku ansixiyey afarta cutub waxaa bogaadiyey madaxda dawladda federaalka Soomaaliya, hase yeeshee waxaa dhinaca kale kaoso horjeestay maamul goboleedka Puntland.

Haddaba, si aan faahfahin dheeraad ah u helno ayaa Haaruun Macruuf waxa uu arrimaha ansixinta dastuurka iyo mowqifka Puntland ka waraystay Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn: Dastuurka iyo Puntland