Wareysi: Hiba Nuura oo ka hadashay taariikhda Axmed Naaji

Axmed Naaji

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday fanaan Axmed Naaji Sacad oo muddo halkaas ku xanuunsanayey.

Axmed Naaji ayaa ka mid ahaa fanaaniinta ta ugu magaca iyo maamuuska weyn fanka Soomaalida, wuxuuna sidoo kale ahaa musikiste iyo laxamiiste.

Haddaba taariikhdii Axmed Naaji Sacad ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay fannaanad Hiba Maxamed Hibo Nuura oo ku sugan gooblka ee dalka Maraykanka, oo marxuumka ay ka wada tirsanaayeen hobolladii Waaberi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Hiba Nuura oo ka hadashay taariikhda Axmed Naaji