Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug waxaa ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas oo ay isugu yimaadeen madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.
Waxyaabaha shirkan looga hadlaayo waxaa ka mid ah dagaalka ka dhan ah Alshabab iyo waxaa laga yeelayo deegaannada laga xoreeyo Alshabab.
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa uga shirkan waramay Sahra Cabdi Axmed oo joogta Washington, D.C.
Your browser doesn’t support HTML5