Maxaa sababay hoos u dhaca ku yimid qiimaha kalluunka Muqdisho?

Hoos u dhac ku yimid qiimaha kalluunka ayaa laga dareemayaa suuqyada magaalada Muqdisho waqtigan, oo ku beegan xilliga bad-furanka, waxaana arrintaasi ay sababtay in dad badani ay booskii hillibka galiyaan kalluunka, maaddaama ay ku heli karan qiimo jaban.

Haddaba sababaha keenaya hoos u dhaca qiimaha kalluunka iyo caqadaha heysta kalluumeystada ayuu weriyaheenka Magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ka wareystay Gudoomiyaha iskaashatada kalluumeysatada Dan Kulmis ee xeebaha Soomaaliya Nabadoon Xaaji Kamaal Maki Aweys?

Your browser doesn’t support HTML5

Hoos u dhac ku yimid qiimaha kalluunka.mp3