Wareysi: Maxay Soomaalida ku cusub kala kulmeen Canada?

Toronto

Toronto

Soomaali badan ayaa tagay dalka Canada, sanadihii u dambeeyay. Qaarkood waxey gaareen dalkaasi xilli uu ka jiro sicir-barar dhanka nolosha iyo guryaha ah.

Cawil Garaad wuxuu ka mid yahay dadka wax soo bartay, islamarkaana ganacsi ku haystay Africa, wuxuu wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji uga warramay waxyaabaha uu ku arkay Canada, muddada kooban ee uu joogay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxay Soomaalida ku cusub kala kulmeen Canada?