Buuq ayaa ka dhashay kulankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka ee uu shalay xilka kula wareegayay gudoomiyaha cusub ee Barlmaanka, kadib markii xildhibaanno iska soo horjeedo ee lagu soo kala doortay magaalooyinka Garbahaarey iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo ay soo xaadireen kulankaas.