Wareysi: Soonka iyo xanuunka macaanka

dr

Iyadoo hadda la galay maalmihii ugu dambeeyay ee bisha Ramadaan ayaa dhakhaatiirtu waxay kula talinayana guud ahaan dadka soomaan, gaar ahaan dadka qaba xanuunka macaanka, inay aad uga fiirsadaan cunooyinka ay cunayaan si ay caafimaadkooda u ilaaliyaan.

Dr. Maslax Cumar Nuur oo ah dhaqtar ku taqasusay cuduradda guud oo ka how gala cisbitalka City Health ee ku yaala magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa talooyin caafimaad oo muhiim ah u haya dadka qaba xanuunka macaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Ramadanka iyo xanuunka macaanka