Wareysi: Saabey oo la hadlay VOA kadib eedihii lagu waayey

Jurus

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dhawaan danbi ah ku weysey qaar ka mid ah mas’uuliyiin xilal soo qabtay oo lagu eedeeyey musuq-maasuq.

Dadka la eedeeyey waxaa ka mid ahaa Muxuyadiin Xassan Jurus Saabey, oo soo noqday agaasimihii waaxda canshuuraha Berriga.

Falastin Ahmed Iman ayaa khadka telfoonka kula xiriirtey, waxayna weydiisey sida uu u arko go’aanka maxkamadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Saabey oo la hadlay VOA kadib eedihii lagu waayey