Wareysi: Soomaalida iyo siyaasadda Netherlands

Netherlands

Dalka Netherlands waxa uu ka mid yahay waddamada ay Jaaliyadda Soomaalidu degeneyd sodomeeyadii sannadood ee u danbeeyey, inkastoo aysan haddana Soomaalidu si aad ah uga dhex muuqan siyaasada dalkaasi.

Haddaba kaalinta siyaasadda ee Soomaalida dalkaas ayaa wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil uu ka xildhibaan Faaduma Faarax oo xubin ka ah golaha deegaanka magaalada Amstelveen, oo uu kula kulmay magaalada Amsterdam.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Soomaalida iyo siyaasadda Netherlands