Wareysi: Taliyihii hore ee NISA ee G/Banaadir oo ka hadlay habka lagu sugi karo amniga Muqdisho

Qaraxii Zoobe October 29 2022

Kooxda Al-Shabaab ayaa 29-kii October qaraxyo dhimasho badan ka fulisay magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dhinteen 120 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxyada Muqdisho ayaa ah kuwa soo noqnoqda, oo kumanaan qof ay ku naf waayeen sanadihii tegay, welina ma muuqdo xal kama dambeys ah oo wax looga qaban karo.

Haddaba sidee loo heli karaa naqshad lagu sugo amniga magaalada Muqdisho? Haaruun Macruuf ayaa amniga caaismadda iyo weerrada Al-Shabaab ka waraystay Taliyihii hore ee gobolka Banaadir ee hay’adda sirdoonka ee NISA Gaashaanle Sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Taliyihii hore ee NISA ee G/Banaadir oo ka hadlay habka lagu sugi karo amniga Muqdisho