Wareysi: Wadahadalladii Soomaaliya iyo EAC oo lasoo gabagabeeyay

Cabdisalaam Hadliye, wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda

Cabdisalaam Hadliye, wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagebeeyey wadahadallo u dhexeeyay Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika ee EAC oo ay Soomaaliya codsatay inay ka mid noqoto.

Haddaba natiijada kulankan ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay ergayga Soomaaliya ee ku biiritaanka beesha dhaqaalaha Bariga Afrika Cabdisalaam Hadliye Cumar oo horeyna usoo noqday Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warysiga Cabdisalaan Hadliye