Muqdisho —
Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dadaallada dib u eegista dastuurka, ciidamada Danab oo dhoolatus uga qeyb galay dalka dibaddiisa, iyo ciidamada militariga ee ka baxay meelo ka mid ah gobolka Mudug.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa khadka telefoonak ku wareystay wasiirka Daa’uud Aweys.
Your browser doesn’t support HTML5