Wareysi: Waxaa sidee xaaladda Soomaalida ku nool Munich?

Magaalada Munich oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn uguna dadka badan ee dalka Jarmalka ayaa waxaa ku nool Soomaalida ugu badan ee dalkaasi.

Soomaalidaasi ayaa u badan dad xoogsato ah, laakin waxaa jira Soomaali xabsiyada gobolka Bavaria ee ay Munich caasimadda u tahay ugu xiran danbiyo kala duwan, iyadoo kuwa kale oo u badan dadka tahriibta dhibka badan soo mara ay wajahayaan xaalado maskax xanuun ah.

Arrimahan ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan oo maalmahaan safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka ka wareystay Maxamed Xaashi Cosoble oo ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee ku nool magaalada Munich.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Waxaa sidee xaaladda Soomaalida ku nool Munich?