Wareysi: Weerar ka dhacay Sh/Hoose 'oo lagu dilay' xubno Shabaab ah

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in duqayn ka dhacday meel u dhow degmada Awdheegle lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Dhinaca kalena mamaulka gobolka ayaa sheegay inay wadaan diyaargarow dhinaca ciidamada ah.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Weerar ka dhacay Sh/Hoose 'oo lagu dilay' xubno Shabaab ah