Muqdisho —
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyey doodda cutubka koowaad ee dastuurka iyo qodobada lasoo jeediyey in la beddelo ama la saxo.
Xildhibaannada ayaa la filayaa inay toddobaadkan dhammaadkiisa u gudbaan cutubka labaad. Haddaba waxaa noo suurtogashay inaan waraysanayo Senetor Sareedo Maxamed Xasan Jeyte oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare.
Haaruun Macruuf ayaa ka waraystay aragtida haweenka xildhgibaannada ah iyo qodobada laga dooday iyo kuwa soo socda.
Your browser doesn’t support HTML5