Warshad soo saareysa calafka xoolaha oo laga furay Jigjiga

Warshadda calafka ee Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee dawlada deegaanka Soomaalida ayaa waxaa laga daah-furay warshad soo saaraysa calafka xoolaha, taasi oo ay maalgashadeen dhallinyarada deegaanka iyagoo gacan ka helay hay’adda gargaarka ee USAID.

Warshadan ayaa maalinkii waxay soo saari kartaa 500 boqol oo kiintaal oo calaf ah, waxayna shaqo abuur u samaynaysaa dhallinyarada deegaanka.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed cabdirahmaan Uaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warshad soo saareysa calafka xoolaha oo laga furay Jigjiga