Wasiir Cali Xoosh: Dalka wuxuu aadayaa doorasho - Wareysi

Cali Xoosh

Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax kalana aysan dhici karin xilligan.

Wariyaha VOA-da Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle ayaa ku waraystay magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiir Cali Xoosh: Dalka wuxuu aadayaa doorasho - Wareysi