Wasiirka difaaca Israel oo ku soo wajahan Washington

Wasiirka Difaaca Israel Yoav Galant ayaa manta oo Axada ah u soo ambabaxay magaaladan Washington si uu madaxda Maraykanka ugala hadlo wejiga xiga dagaalka Gaza.

Waxa uu sidoo kale kala hadli doonaa xiisadda isa soo taraysa ee xadka Lubnaan iyo Israel oo ay israsaasayn ku dhexmartay Xisbullah iyo ciidamada Israel, taasi oo keentay cabsi laga qabo isku dhac ballaaran oo halkaasi ka qarxa.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters qortay waxa soo koobaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka difaaca Israel oo ku soo wajahan Washington