Webiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey Shabeellaha Hoose

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaano hor leh oo ka mid ah Gobalka Shabeellaha Hoose. Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in daadadku saameeyeen isku socodkii dadka iyo gaadiidka.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Webiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey Shabeellaha Hoose