Wanlaweyn —
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga guddoomiye ku-xigeenka amniga ee degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose Cabdullaahi Guduudow.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in guddoomiye ku-xigeenka uu soo gaaray dhaawac, halka wiilkiisa uu ku dhintay qaraxaas. Mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegtay ururka Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5