Wejiga labaad ee barnaamij ay shacabka Mareykanka ku keeni karaan qaxootiga oo billowday

Dowladda Mareykanka ayaa furtay wajiga labaad ee barnaamijka loo yaqaano Welcome Corps ee fursadda siinaya dadka deggan Mareykanka iyo kuwa muwaadiniinta ah in ay ka faala qaadaan dad qaxooti ah oo jooga waddanka dibaddiisa.

Haddaba sida uu u shaqeynayo wajigan labaad ee barnaamijka ayey Caasha Ibraahim Aadan ka wareystay Aaden Bataar oo ka mid ah madaxda hay’adda dib u dejinta qaxootiga ee Catholic community Services ee Utah.

Your browser doesn’t support HTML5

Wejiga labaad ee barnaamij shacabka Mareykanka ay ku keeni karaan qaxootiga oo billowday