Hargeysa —
Weriye Bushaaro Maxamed Cali “Bushaaro Baanday” oo u xirnayd mas’uuliyiinta Somaliland tan iyo bishii May ayaa maanta ma kale la horkeenay maxkamadda Hargeysa.
Maxkamadda ayaa sheegtay in go’aanka kiiskan ay maxkamaddu shaacin doonto 12-ka bishan. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5