Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Aminga Qaranka ee DKMG ee Somalia, Cabdisamada M. Max'uud
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Aminga Qaranka ee DKMG ee Somalia, Cabdisamada M. Max'uud. Wasiirku waxa uu ka jawaabi su'aalo ay dhageystayaasha barnaamijku ku weydiin doonaan dadaaladda dawladda ee sugidda amniga.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.