Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka lacagta ee DKMG C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow
Wasiirku, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo ku saabsan dakhliga soo gala Dowladda Kumeel-gaarka ah ee Somalia iyo waliba sida dakhligaasi loo isticmaalo.