Wicitaanka Dhageystaha: Doorka ay Jaamacadda Muqdisho ka qaadatay horumarinta tacliinta sare

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijnka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa doorka ay Jaamacadda Muqdisho ka qaadatay horumarinta tacliinta sare ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Ibraamih Maxamed Mursal, guddoomiyaha Jaamacaddaas.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3