Washington —
Ergeyga Gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa xarunta Qaramada Midoobay ee New Yorka, isaga oo u oleynaya inuu indhaha caalamka kusoo jeediyo dhibaatada ka jirta Soomaaliya iyo in gargaar dheeri ah loo helo wax ka qabashada abaaraha.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa toddodbaadkan marti ku ah barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5