Wicitaanka Dhageystaha: Sababta abaaraha soo noq-noqday ee Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa aad uga derinaya xaalada abaaraha, kuwaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay malaayiin Soomaaliyeed oo qarka u saaran gaajo iyo macluul daran.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa sababta keentay in abaaruhu ay kusoo noq-noqdaan Soomaaliya, waxaana marti ku sh Dr. Maxamed Axmed Kullane (Shariif), waxaana soo diyaariyay soona jeedinayaa wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cadicaziz Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3