Wicitaanka Dhageystaha: Qoraalka afka Soomaaliga iyo Prof. Cabdalla Mansuur

Prof. Masur

Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha toddobaadkan waxa aan ku eegeynaa afka iyo qoraalka Soomaaliga, waxaa marti inoogu ah Professor Cabdalla Mansuur oo ah cilmibaare, qoraal, macallin iyo khabiir afka Soomaalida ah.

Barnaamijka waxaa Muqdisho kusoo diray wariyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3