Wicitaanka Dhageystaha: Ribada iyo Soomaalida qurbaha

Wicitaanka Dhageystaha

Caqabadihii ugu horreeyay ee ay la kulmeen Soomaalidu markii ay qaxooti ahaan kuso galeen dalalka reer Galbeedka 1990-kii, waxaa ka mid ahaa sidii ay iskaga ilaalin lahaayeen ribada marka ay timaado gadashada guryaha iyo gawaarida.

Haddaba toddobaadkan waxaan barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ku falanqeyn doonnaa fahamka guud ee Ribada, waxaana marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ah iimaanka masaajika Darul-HIjra ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuurr (Bukhaari).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso WIcitaanka Dhageystaha. m4a